Skip to main content

Posts

Featured

Siden uu gadhaya yoalkayga

 Garitanka yoolalkaaga waxay ubahantahay qorshayn,edbin iyo adkeysi isku jira.halkan waxa ah talaboyin waxa ku ool ah oo ka cawinya safarkaga ku addan ka midho dhalinta yolka: 1. “Daji hadafyo cad oo gar ah “ ka dhig hadafyadada SMART(qar la cabirayo, la gadhi karo,la xidhidha,iyo wakhti ku xidhan).halkii laga laha yolaal an cadyan sida “waxan rabba inaan taam noqdo,”waxad dhahda,Waxan lumin dona 10 rule 3 bilod gudohod anigo jimacisi 4 jeer todobadki.” 2.”u jabi yolalaka talaboyinka yaryar “u qaybi yolkaga weyn hawlo yaryar la marayin karo.tani tani waxay ka dhigaysa habka mid aad u culus waxayna ku ogalenysa inad si sahlan ula socoto hormurka  3.abur qorshe  Same qorsho hawleed faahfahsan oo ay kujirto wakhtiga kama danbeysta ah iyo isbaroyinka “qorsheyinta”waxay ku sinysa qaab dhismeyid yoolkaga waxayna kuu ogalansinysa inaad sawirato sida ad ugadhi doonto taalabo-talabo. 4.jogtaadane Joogteynta  wa furaha xita hadi aad sameyso hormar yar malin kasta,waxad ugu dan...

Latest Posts

Nolasha

Markay naftada ka cajisto wax qabdka

Farsamada

Yolka an rajeynayo inan gadho

Isticmalka creamka qoraxda

Siden u noqon Kara qof cafimadkisu dhameyistiranyahay

Cafimadka iyo naftayda

Wakhtiga iyo naftayda

Siden ku hor marin Kara naftayda

Naftada ogaw