Yolka an rajeynayo inan gadho

Siden ku gadhi kara yolkan rajeynayo inan gadho?waxan ku gadhi kara inan dajisto hadaf sax ah oo qoran, kuna xisabtamayo ,hubi hadafkaga inad gadhi karto,waxan raba inan xagan ku qexo sidan ku gadhi laha ama ad ku gadhi karto

1.Daji hadafyo cad oo gaar ah,hubi inay hadafyadadu yihin kuwa cad,gaar ah,ka dhig kuwa la qiyasi karo 

2.u kaala saar yoolalkaga tallaboyinka yaryar,samee yolal-hosyado oo kugar ah,waxa aad muhim uu ah inad ku dadasho yolalkaga si ad hadafakaga ugadho.

Wa inay ka goantahay inad gadho higsigaga iyo waxad rajeynayso aado ku daraya dadal badan markastana waxad ku hamida ama aad ku dadasha ila ad ka gadhayso hadafkaga inad rumeyso,waxa kale oo aad ku hamida sidi naftada ad uu hor marinaysay,rajadada inad dhigto mahin ila ad ka gadho.

Comments

Popular Posts