Naftada ogaw
Ugu horeyinti waxa aaad loga marmeyin inad Gaga to nolasha iyo naftada?maxay tahay marka naftada Haa
Naftada Haa marka ad maqasho waxay ka dhigan tahay aaad ayay ubadantahay,tusaale
1.cafimadkeda
2.cibadededa
3.aqaonteda
4.nadafadeda
1.cafimadkeda
Markan lenahay naftada cafimad keda ogaw,waxayaba badan aya so hos galaya, cuntadeda,vitamin, mineral ka,hurdadeda iyo wixi lamida ah.
Continua nafaqada leh inad naftada ku qudisa aya mini ah ski at cafimadkedu uu wanagsanado,vitaminada Qadato,mineralka wakhti fican na ad sexan karta.
2.Cibadada
Qofka bili adanka waxa aad u mihim ah inu ilahisa ka baqo oo salaries,sonkisa,zakada
3.aqonta
Naftada inad aqonta aaad ayay mihim ugu tahay si ad jahliga aad uga based,
5.nadafada
Nafata waxa lagama marman ah inad nadafadada hagajiso sii cafimadkagu uu dhameystirmo,
Inad naftada ogata adiga ayay mihim ku tahay markasta iyo melkasta, cafimadkena iyo kaga waxa muhim uu ah inad ka war hayso naftada.
Comments
Post a Comment