Siden u noqon Kara qof cafimadkisu dhameyistiranyahay

Sided uu noqon karta qof xafimadkisu dhameysitiranyahy?waxad ku noqon karta markad dheli tirto asbabahan jidhkaga,maskaxiyan,darenkaga,nafaqada iyo daryelka ka hortaga.
1.dhaqdhaqaqa jidhka
 Markan lenahay dhaqdhaqaqa jidhka inad dhaqdhaqagisa ilaliso  sii jogta ah, fadhiga badan inad ka ilaliso,jifka badan sido kale.
Inad radiso wixi aad naftadu jeceshahay ee ah inad ku dhaqdhaqajin karto tusale orodka,dabasha,sportiska kale duwan iyo wixi lamidka ah.
2.nafaqada 
Jidhkenu waxa uu aad ugu bahanyahay nafaqada,Wa inan dheli tirna cuntoyinka an cuneyno,biyaha badan inan cabno.badana waxa inaga Khaldan qabka an wax uu cuno loma bahan inad calosha dhargiso,mana jirto xili goan oo cunto cunista logu tala galay,kaliya wa inad cunto intadan gajon lomana bahna inad ka dhargto cuntada ila caloshadu ka dibirayso ee kaliya in kugu filan cun, inad hal mar cunto waxa kawanagsan inad cunto dhawr mar oo kala fog.
3.cafimadka maskaxda 
Inay maskaxdadu ku dagto ugu horan wa inad hurdo kugu filan ad sexato,Wa inad ledahay asxab fican oo wanaga kugu borisa, mahin kuwa ku dhiba,niyada dhanka wanaga mahine inad xumanta iyo fikirada khaldan iska ilaliso aya mihim ah. 
 Waxan xaga kuso kobaya hadlakayaga markasta waxad ku dadasha naftada inad ilaliso hadi ay noqoto nafaqo,jifkaga iyo wixi lamid ah sii ad uu noqon karto qof dheli tiran cafimad ahan iyo jidh ahan.

Comments

Popular Posts