Isticmalka creamka qoraxda
Ka hortaga qoraxdu wa shay daryelka maqarka aad ugu fican,waxana logu tala galay inay maqarkaga ka ilaliso waxa yelada shucaca ultraviolet (uv) ee qoraxda.isticmalka albtan waxay ka cawinysa ama ka hor tagaysa gubashada qoraxda,gabawga wajiga,cancerka maqarka iyo waxayabo aad ubaadan..
1 kimikada qoraxda kaso ka koban organic/karbonic ku salaysan)xeryahoda sido oxybenzone,avobenzone,octisalate iyo octocrylene.
Waking ay mihimka tahay in la marsado waxa weyan malinki xiliga uu wagu baryo ila 4pm,waxa kalo od marsanysa hadi uu robku daayo iyo hadi kale wa inad marsata.
Waxad marsanysa intadan bananka adan ubixin 15-30 minutes ka hore ayad marsanysa,hadi ad dabal galayso wa inad marsata od cusbonaysisata 2 sacdod hal mar ayad cusbonaysinysa,waxa kale oo aad ufican inad markasta ka ilaliso jidhkaga cadeda xiliyadan 10am to 4 pm inta udhaxeysa.
Mihimada isticmalka alabtan aaad iyo aaad ayay maqarka ugu ficanthay hadi ay noqoto quruxda,dhalalka wajiga iyo gabogka ilalinta wajiga,bashan makala lahan rag iyo dumar labadaba aad ayay ugu ficantahay in lawada is to mall sii ay wajiga kugu hagajiso,wa inan marka wada istcmali karno dhamnten.
Comments
Post a Comment