Cafimadka iyo naftayda

 Ugu horan inad cafimad qabto waxay asas utahay naftena si marka naftenu cafimad uyelato wa inad ogata waxan hoosta kuso shegi dona 

    1.cuntada an cunayno 

    2.vitaminada 

    

1.cuntada an cunayno 

 Side cuntada aan cuno ama side cuntoyinkenu la raba inay uu ekato en qadananyo,waxa aad uu fican inan cuno cuntada cagaaran,cuntoyinka cagaran waxay aaad ugu ficanyihin cafimadka jidhka,iyo waxayaba aaad uu badan.

Qofku inu cunto fican cuno inu sexdo loma bahno ee waxa aaad lo ga mamarmanka ah inad ku socoto ama ad ku dhaqdhaqaqdo,si cuntadi ad cuntay kugu shaqeyso,hiyuhu waxay aad ugu fican yihin jidhka koritankisa iyo jiridisa,inan biyo badan cabno aya aad muhim uu ah.

2.vitamini ka

 Jidhkenu waxa uu aad ugu bahan yahay vitamin D kaso laga helo cadceda,jidhkenu markasta wuxh raba vitamino kala duwan sida magnesium ka,calcium,vitamin c ga iyo wixi lambda.

Gabagabeyinta mowducan waxa aad muhim uu ah inan Naftena ogano si ay cafimad kenu inogu dhameystirmo.


Comments

Popular Posts