Siden ku hor marin Kara naftayda
Nafatada waxad ku hor marin karta siyabo badan on hosta kushegi dono
1.wakhtigaga inad ilaliso
2.hami inad lagato
1.markan lenahay wakhtiga inad ilaliso waxay noqonysa wakhtiga ugu badan manta waxa laga yaba inu ma layacni ku dhamado lakin hadi ad qeybiso xiliga ad sexanayso kaba so qad inad sextay 11pm waxad so kacday 12am, waxad qabsatay timetable kagi ku qorna ayad hawshisa gashay,Ila inta ayehabalku ka dhacayo wa inad hawlo badan oo kaly ku dajisna wa sago, hadi online shaqo ay tahay, had mid ad uu xadirto ay tahay,Shaqo markan leyhy waxa kasta ayay noqon karta inad wax barata wa shaqo, iyo wixi lamida.
2.hamigaga inad gadho
Hamigaga inad ka rumeyso wakhti iyo dadal ayay kaga bahantahay sida ay naftadu kugu gadho meshad rabto iyo waxad rabto inad noqoto, inad haami yelato waxay ku sahleysa inad mustaqbalkaga mel fican ka gadho marka hamigaga markast ha sareyo.
Waxa aad muhim uu ah inad naftada gadhsiso meshay rabto. waxay rabto iyo wixi wajib ku ah, marka wakhyigana in ay kafaidaysato aad ayay muhim utahay.🍂
Comments
Post a Comment