Siden uu gadhaya yoalkayga

 Garitanka yoolalkaaga waxay ubahantahay qorshayn,edbin iyo adkeysi isku jira.halkan waxa ah talaboyin waxa ku ool ah oo ka cawinya safarkaga ku addan ka midho dhalinta yolka:

1. “Daji hadafyo cad oo gar ah “ ka dhig hadafyadada SMART(qar la cabirayo, la gadhi karo,la xidhidha,iyo wakhti ku xidhan).halkii laga laha yolaal an cadyan sida “waxan rabba inaan taam noqdo,”waxad dhahda,Waxan lumin dona 10 rule 3 bilod gudohod anigo jimacisi 4 jeer todobadki.”

2.”u jabi yolalaka talaboyinka yaryar “u qaybi yolkaga weyn hawlo yaryar la marayin karo.tani tani waxay ka dhigaysa habka mid aad u culus waxayna ku ogalenysa inad si sahlan ula socoto hormurka 

3.abur qorshe 

Same qorsho hawleed faahfahsan oo ay kujirto wakhtiga kama danbeysta ah iyo isbaroyinka “qorsheyinta”waxay ku sinysa qaab dhismeyid yoolkaga waxayna kuu ogalansinysa inaad sawirato sida ad ugadhi doonto taalabo-talabo.

4.jogtaadane

Joogteynta  wa furaha xita hadi aad sameyso hormar yar malin kasta,waxad ugu danbeyinti gaari doonta hadafkaga. U fiirso samyinta cadooyin tageeraya ujeedada.sida inad u hurt wakhti goan malinksata ama todo bad kasta.

Comments

Popular Posts