Nolasha
Nolasha Wa waayo aragnimo qalafsan oo dhinacayo badan leg,macnayaal iyo Firsado kala duwan leh oo ku xidhan aragtida qofka.halkan waxan ku qexi dona aragtiyo kala duwan oo ku sabsan Nolasha:
1.”aragtida falsafaded “falsafoyin badan,sida Socrates iyo Nietzsche,waxay ku dooden in noolasha kusabsantahay is-sahaminta,radiants runta,iyo abuurista macnaha.nolosha waxa badana loo arki karaa Inay tahay baadi-goob lagu doonayo inaan fahamno adunka iyo nafteen.dhaqan-yahannada sida jean -Paul sartre waxay amiinsan yihin in nolashu ayasan lahyin macno lo taaban karo,waxayna ku xirantahy qof kasta bixiyo ujeedo.
2.”Aragtida nafeed” marka laga eego dhinaca noolaha, nolasha waxa lagu qeexaa habracaayo ay ka mid yihin korrinka,taranka,iyo awooda la qabsiga deeganka.waa dhacdo kala saarta noolaha,oo ay wadaan sharciyada dabiicadaa,
Run ahanti noalsha dhabtaha waxad ku gadhi karta inad allah ka baqado od sameyso faralka iyo sunaha inad qadato kitabka iyo sunaha nabigen Scw aya waxay kujirta inad hesho furaha farxada iyo gusha mid adun iyo mid akhiro, tasa waxay ku saaysa inad hesho ama guleysato adun iyo akhiroba.
Comments
Post a Comment