Markay naftada ka cajisto wax qabdka

 Naftada markasta ma ahin mid waxa kasta qaban karta mararka war ayad daremysa inad wixi ka cajisto wakhtiyadsa maxa laga raba inad qabato?? Waxa laga raba inad qabato jadwalki ku yalay ee aha inad dadal badan bixinyso.🌸🥰

   Naftada markasta wa inad xasusisa balanti aad ka qaday ee ahed inad mel fican ka so sari karto, marka loma bahno inad hawsha inad ka yar dib dhacdo lakin wa inad sii wadi karta of isku taxalujisa sidi aad uga xaqijin lahed arinkaga ama goal ka ad tigsanyso inad gadho.goankaga marnaba yunan noqon mid ad ka labato wa inad ku dadasha goankaga siidi ad uga xaqijin lahed.🎀🌸💞

Comments

Popular Posts