Wakhtiga iyo naftayda
Waxan xagan kaga hadli raba sidan wakhtiga iyo naftayda iskugu duba dhicin laha,naftan markasta waxay jeceshahay waxayabaha malayacniga ah iyado waliba waxaba ka faideyin ayay hadana rabta inay waxyabaha ku dhax jirto.
Si ad naftada uga adkato wa inad ledahay timetable ku dhagsan oo ad ku saleyin karto sidi ad u nolan laheyid haba yarate,waxa kalo odhan laha inad wakhtigaga ka faideysato hadad rabto wa inad ledahay goan aadag iyo qabasho badan, taso ku sahlaysa inad dadalkaga gadho ama hormarkaga gadho mudo koban dhadeda.
Markasta iyo melkasta waxa qurux badan inad wax un qaban karto hadi se ay wakhtigagu noqdo mid iska baladhan oo bila faido ah waxa ka lumi kara inad jiritankaga ilawdo,waxan la hadlaya wa naftayda inad wakhtigaga ka faideysato,od waxa ku qabsato aday ku anfici inabadan!marka waxa ah mid aad ubaladhan oo aad inogu weyin “manta sad tahay bari ahan meysid ee kafaideyso intadan commenting”,
Gabagabada hadalkayga waxan ka dhigi raja inad nafay faido ka kento malimahan iyo bilaha sosocda sii ad ula jan qadi karto adunka manata la joga,wakhigu wa muhim inan ka faidno na wey kasi mihim santahay.
Comments
Post a Comment