Farsamada

 Waxan xagan kaga hadli dona arin aad muhim uu ah taso ay tahay wax qabadka qofka iyo aqonta,badana manta waxan aminsan nahay in school la tago 12 sano kadib jamacad lagalo,inad waxa barato ma xumo manta hormarka lagadhay waxa lagu gadhay aqoon weyi.

  Lakin inad wakhtigaso dhan ad so bixiso loma bahna si ad markiba noalshada ad hor mar usiso wa inad taqana ama ad barato farsamoyinka kuwaso manta adunka laisku dhafay,ani ahan waxa aragtidayda ay tahay short way taso micnehedu tahay jid gaban oo nolashada ad ku gadhi karto wakhti yar iyo mudo qurux badan,tusaale 

1.forex 

Forex wa isku badalka lacagaha qalaad taso,forex wa mid ama jid gaban od nolashada aad ku badali karto,hadi farsamadan ad barato ama ad taqano waxad ku guleysan karta mudo gaban,run ahanti nolashada gacantada ayay kujirta hadi ad kafaideysan iyo hadi kale 

2.cryptocurrency 

Cryptocurrency isagana wa mid kale oo ka mid aha farsamada manta adunku gacanta ku hayo,wa mid iyadna ubahan inand barato si aad noalshada wakhti koban aad ugu guleysato 

Gabagabadi hadalkayga waxa weyi inad wakhtigaga ka faideysato wakhti koban shalay hadi ad aheyid qof mashqulsan oo waxa barta,ama shaqeya,ama ciayal haya manta waxa wad qabsan karta si aad bari uu raxeysato,dadal iyo gagonasho kaliya lakalay tasa ka cawin karta inad manta guetsato.

Comments

Popular Posts